Wararka

Ciidamada XDS oo dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Khawaarijta Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada degaanka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay 14 xubnood oo isugu jiray Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Khawaarijta Al-shabaab kuwaas...

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka oo Dilay dhagar qabe Khawaarij ah

Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa xalay ku dilay dhagar qabe Khawaarij ah inta u dhaxaysa deegaanada Basra iyo...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo gaaray degmada aadan yabaal ee Gobolka shabeelada Dhexe

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Taliyaha xoogga dalka ayaa booqday degmada Aadan-yabaal oo ka mid ah degmooyinka ugu muhiimsan ee laga xoreeyay Khawaarijta Al-Shabaab. Wasiirka iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta guddoomiyay Kulanka gudoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir kaas oo looga hadlayay dardargalinta howlaha kala duwan ee lagu horumarinayo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay Kulanka gudoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir kaas oo...

Taliyaha Booliska Soomaliya general Xijaar oo heshiis la saxixday dhigiisa dalka itoobiya

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Itoobiya Gen. Damelesh Garbamichel ayaa Magaaladda Adis Ababa ee Caasimadda...

Ugu Akhris Badan