Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kulan casho ah la yeeshay Hobollada Qaranka Waabari

Date:

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay hobollada Qaranka Waabari ee ku su nool Magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Kukanka waxaa ka qeyb galay Qunsulka Jamhuuriyadda Soomaaliya Ingiriiska mudane Dayib.

Agaasimaha ayaa Hobollada Qaranka kula dardaarmay in ay xoogga saaran isla markaana ka qaataan door muhiim ah wacyi galinta Bulshada iyo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ee dalka ka ka socda..

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA

WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA Iyadoo la tixraacayo Qodobka 32-aad...

Jadwalka imtixaanka fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Taliska CXD oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saakay ee magaalada Baydhabo

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada...