Wararka

RW Cusub oo kulamo la yeeshay maamulka iyo Agaasimeyaasha xafiiskiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay xafiiska ayaa kulammo la yeeshay maamulka, Agaasimeyaasha...

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Qaranka oo maanta si rasmi ah uga Shaqa bilaabay Xafiiskiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa kadib markii uu shalay xilka kala...

Xildhibaannada labada Gole oo Manta markale kulan wadajir ah yeelanaya

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta markale yeelanaya kulan wadajir ah, kaas oo  ku saabsan sii wadidda Akhrinta 2-aad ee Miisaaniyadda...

Deegaanka Wisil oo maanta martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro Argagixisada Al-Shabaab

Muqdisho-Juun-28-6-2022:Deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug  waxa ay  maantay martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro kooxda Nabad-diidka ah ee...

xildhibaanada labada aqal ee Barlamaanka ayaa maanta ka dooday akhrinta 2-aad ee Miisaaniyadda dowladda 2022

MUQDISHO JUUN 28,2022;Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa iyo guddoonka Aqalka sare ayaa shir guddoomiyey Kalfadhiga...

Ugu Akhris Badan