Wararka

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maanta ka furmay muqdisho

Muqdisho, Deseembar 26, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo...

Ciidamada ammaanka oo howlgal ay ku laayeen maleeshiyaad Khawaarij ah kuna burburiyeen xarumahoodii ka sameeyay deegaano u dhaxeeya Muqdisho iyo Marka

Howlgalo qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka gaarka ah ee NISA iyo Booliska Haramcad kaas oo lagu sifaynayay waddada isku xirta magaalooyinka Muqdisho ilaa...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Magaalada Muqdisho.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Magaalada Muqdisho. Shirka oo uu guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda Degmooyinka dhaca qeybta Bari iyo saraakiisha Laamaha Amniga

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda Degmooyinka dhaca qeybta Bari...

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir oo Guddoomiyey Kulanka degmooyinka Gobolka

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Ahmed Diiriye ayaa maanta shir guddoomiyay Kulanka degmooyinka Gobolka oo looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay...

Ugu Akhris Badan