Wararka

Madaxweynaha JFS oo Qaabilay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada dalka Maraykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan soo dhaweyn ah Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka...

Soomaaliya oo noolaanaysa Al Shabaab la’aan.

Tan iyo markii uu xilka la wareegay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, waxaa dalka ka curtay dagaal looga soo horjeedo kooxda Khawaarijta ah ee Al...

Xildhibaanada Labada Golle ee BFS oo Maanta Yeeshay kulan Wadajir ah

Xildhibaanada Labada Golle ee BFS  ayaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa waxa ay ku yesheen kulan siwadajir ah u guddoominayey  guddoomiyeyaasha labada Aqal ee BFS Shirka...

Mareykanka iyo Canada oo ay qabow ugu dhinteen ku dhawaad 38 qof

Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo...

Nin cabasho ku saabsan firinjeerka gurigiisa yaalla u gudbiyay booliska

Nin wacay booliska si uu uga cawdo buuqa firinjeerka gurigiisa yaalla ayaa ka mid noqday liiska wicitaanada yaabka dhaliyay ee ay daaha ka qaadeen...

Ugu Akhris Badan