Wararka

Xiisadda Kosovo iyo Serbia oo kasii dartay iyo Belgrade ‘oo heegan gelisay’ ciidankeeda

Ciidamada Serbia ayaa la geliyey “heegankii ugu sarreeyey,” waxaa sidaas sheegay Wasiirka Difaaca Milos Vucevic, isaga oo muujinaya xiriirka sii xumaanaya ee dalka ku...

Safiir ku xigeenka safaarada Soomaaliya ee dalka Jabuuti oo la kulmay safiirka Qatar ee dalka Jabuuti

Safiir ku xigeenka safaarada Soomaaliya ee dalka Jabuuti mudane Jabril Afyare ayaa la kulmay safiirka Qatar ee dalka Jabuuti Rashid bin Shafie. Safiir ku xigeenka...

Barafkii ugu xoogaa oo ku dhuftay Maraykan iyo Canada oo ay dad badan ku dhinteen

Dabeylaha barafka wata ee ka dhacaya dalalka Mareykanka iyo Canada ayaa la sheegay iney ku dhinteen ugu yaraan 60 qof. Dabeylaha ugu daran ayaa ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xaflad soo dhaweyn ah ku maamuusay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xaflad soo dhaweyn ah ku maamuusay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada...

Wasiirka Wasaaradda Qorshenta XFS oo maanta kulan muhiim ah la qaatay Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaraddaas.

Wasiirka Wasaaradda Qorshenta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa manta kulan muhiim ah la qaatay Agaasimayaasha...

Ugu Akhris Badan