Wararka

Baarlamaanka Midawga Yurub oo ‘xasaanadda ka qaadaya laba mudane

BRUSSELS – Madaxweynaha Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa bilaabay hanaan degdeg ah oo la doonayo in xasaanadda lagaga xayuubiyo laba mudane oo ka tirsan baarlamaanka...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo sheegay in Hadda wixii ka dambeeya waxa loo guurayaa in degmooyinka Khawaarijta laga saaray dowlad nimada lagaarsiiyo

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa caawa ka qayb galay munaasabad abaalmarinno lagu guddoonsiinayey shaqaalihii ugu dadaalka fiicnaa sannadkii...

Wasaaradda Arimaha Dibbada Soomaaliya oo kulan sagootin ah u sameysay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa Xalay ku sagootiyay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka...

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose oo gaaray Degmada Wanlaweyn

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Wanlaweyn waxaa soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo xubno ka tirsan...

Galmudug oo sheegtay in ay qorsheeneyso in seddax jiho ay ka weerarto Khawaarijta ku dhuumaaleysta bariga gobolka Galgaduud iyo koonfurta gobolka Mudug

Maamulka Galmudug ayaa qorsheyneysa in seddax jiho ay ka weerarto Khawaarijta ku dhuumaaleysta bariga gobolka Galgaduud iyo koonfurta gobolka Mudug. Abshir Cabdi Shiiqow oo ah...

Ugu Akhris Badan