Wararka

[DHAGEYSO] Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo howlgal Qorsheysan Maanta ku burburiyay Saldhigyadii Cadowga ee deegaanka Buq-mator

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo xoogga deegaanka ayaa howlgal Qorsheysan Maanta ku burburiyay Saldhigyadii Cadowga ee deegaanka Buq-mator oo 50 KM galbeed kaga beegan...

Guddiga Garsoorka Golaha Aqalka Sare oo kulan la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee BFS oo maanta xafiiskood Aqalka Sare ugu yeeray  masuuliyiinta Wasaaradda...

Wasiirka Arimaha Guddaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Agaasime waaxeedyada Wasaaraddaas

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta waxaa uu  xafiiskiisa kulan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas-caanood

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka...

Khawaariijtu waxay dagaal weyn ku qaaday kulliyaadka 5-ta ah oo ay ilaalisay Diinta Islaamku

Muqdisho(SNTV):-Khawaarijta oo dagaalkii ugu weynaa ku qaaday Kuliyaadka 5-ta ah ee diintu ilaalisay mudadadii 15 ka sano ahayd ee la soo dhaafay. Marka aad si...

Ugu Akhris Badan