Wararka

Xildhibaannada UK oo ammaankooda u cabsaday kadib markii ay kordheen weerarada tooreyda

Xildhibaannada UK oo ammaankooda u cabsaday kadib markii ay kordheen weerarada tooreyda. Qaar ka mid ah xubnaha Baarlamanka Britain ayaa ka hadlay welwelka ay ka...

Guddoomiye ku xigeenka Dhanka Amnig Iyo Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir oo kormeeray Degmada Kaxda

Guddoomiye ku xigeenka Dhanka Amniga & Siyaasada Maamulka Gobalka Benadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobalka Genadir G.Sare  Mahdi...

Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta oo kala Saxiixday iskaashi dhanka militeriga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo howlo shaqo u jooga magaalada Abu Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa iskaashi dhanka militeriga, amniga...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Amb. Mohamed El-Amine...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka UNDP Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka Hay’adda Horumarinta Barnaamijyada ee  Qaramada Midoobay ...

Ugu Akhris Badan