Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaan ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya Mr. Larry André.
Madaxweynaha iyo Safirka...
-Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray xuska Sanadguuradii 59-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA,oo...