Wararka

Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka oo markale maanta ka furmaya Muqdisho

Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka oo markale maanta ka furmaya Muqdisho, Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho ee...

[DAAWO] Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka warbixiyay Dilal maanta ka dhacay Muqdisho iyo Balcad

Ciidamada ammaanka Dalka ayaa maanta soo bandhigay labadan shaqsi oo ku eedeysan dilka labo Muwaadin ay ku kala dileen degmooyinka Balcad iyo Xamarweyne  oo...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiiskii Adeegga Hawada (ASA)

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal iyo dhigeeda Dalka Itoobiya, Marwo Dagmawit Moges ayaa maanta goobjoog u...

Wasiirka Amniga Galmudug iyo Gen Biixi oo kawada hadlay howlgalada ka bilaabanaya Gobolka Mudug

Wasiirka amniga Galmudug, Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Taliyaha Ciidamada Kumaandooska Danab G/dhexe iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Howlgallada Khawaarijta...

Ciidamada Isra’iil oo xabsiga dhigay muwadiniin Falastiiniyiin ah.

Ciidamada Isra’iill ayaa maanta oo Talaada ah xer-xeray 22 qof oo falastiiniyiin ah, kadib markii qeybo kamid ah Daanta Galbeed ay xoog ku soo...

Ugu Akhris Badan