Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Gudoomiyay Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Gudoomiyay Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar...

Wasiirka Wasaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinsta Sarre Farax Sheekh Cabdulqaadir ayaa dowladda Masar uga mahad-celiyey 450 deeq waxbarasho ah oo ay sannad kasta siin...

  Wasiirka Wasaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinsta Sarre Farax Sheekh Cabdulqaadir ayaa dowladda Masar uga mahad-celiyey 450 deeq waxbarasho ah oo ay sannad kasta siin...

Ururka dhaqaatiirta caruurta Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ku qabtay kulan Wadatashi ku saabsan Sidii bahda Caafimaadka ay isaga kaashan lahaayeyn ka hortagga iyo dabar goynta...

Ururka dhaqaatiirta caruurta Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ku qabtay Wadatashi ku saabsan Sidii bahda Caafimaadka ay isaga kaashan lahaayeyn ka hortagga iyo dabar goynta cudurada...

Gabar uu dhalay madaxweyne hore oo Iran ah oo la xukumay

Faezeh Hashemi, oo 60 jir ah u doouquuqda Dumarka horena u aheyd xildhibaan ayaa la xiray bishii September ee snadkii hore ka dib markii...

Wasiirka wasaarada howlaha guud,dib u dhiska & guriyeynta XFS mudane ismaciil cabdiraxmaan sheikh bashiir ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay safiirka dowlada mareykanka

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay safiirka Dowladda...

Ugu Akhris Badan