[DAAWO] Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka ayaa maanta ka dhagax dhigay magaalada Beydhabo xarunta Gurmadka deg degga ah ee Koonfur Galbeed.

Date:

Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Maxamud Macallin Cabdulahi ayaa maanta ka dhagax dhigay magaalada Beydhabo Xarunta Gurmadka Deg degga ah ee Koonfur Galbeed.

Dhagax dhigga Xarunta ayaa waxaa ka qeeyb galay Wasiirka Gargaarka & Maareeynta Masiibooyinka Mudane Nasir Abdi Arush, Wasiirka Howlaha Guud Mudane Dahir Abdi Abdullahi, Wasiirka Beeraha Mustaf Ahmed Idow, Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Abdullahi Ali Watiin

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fulisay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kormeer shaqo ku tegay degaanno dhaca jiinka Webiga Shabeelle

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto...

Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qaybgalay Madasha Heshiiska Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka...