Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waraaqaha aqoonsiga danjirenino ka guddoomay Safiirada dalalka France, Nederland iyo Slovakia

Muqdisho, Jannaayor 14, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands ...

Wasiir Mukhtaar Roobow oo Heshiis la Saxiixday Dowladda Sacuudiga

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ku sugan Boqortooyada Sacuudiga ayaa Heshiis la saxiixday dhiggiisa dalkaas. Labada Wasiir ayaa ku...

Wasiiirka dhalinyarada XFS oo Maanta Dhagaxdhigay Garooonka Kubada Cagta Dr Ayuub Jeenyo ee Ee degmada Balcad

Wasiiirka Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo uu weheliyo wasiirka wasaarada Dhalinyrada iyo ciyaaraha dowlad...

Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo deeq gargaar ah gaarsiisay in kabadan 600oo Qoys oo ku nool Deyniile

Hey'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA iyo Hay,adda Gift of the givers ayaa gargaarkaan gaarsiiyey kaamamka barakacayaasha ee Ramaas, Damalay iyo Baryo-samo ee degmada...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo Qaabilay Safiirka dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen,...

Ugu Akhris Badan