[DAAWO] Xogayaha Guud ee Golaha Aqalka Sare ayaa kulan la qaatay Xoghayeyaasha Baarlamaannada Dowlad goboleedyada

Date:

Xogayaha Guud ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed  ayaa xarunta Aqalka Sare kulan kula qaatay Xogayaasha  Baarlamaannada Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya.

kulankan oo muhiimadiisu ahayd kala warqaadasho, iskaashi iyo xoojinta xiriirka Baarlamaannada Dowlad Gobaleedyada iyo Aqalka Sare ayaa sidoo kale lagu lafa-guray gacan siinta Baarlamaannada iyo kaalinta Aqalka Sare uu ka gaysan karo fududaynta howlaha shaqo ee Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Muungaab “Si loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah.”

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta

Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari...

Guddoomiye Abshirow oo ka qeyb galay kulan aqoon-isweydaarsi ah

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...