Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS , Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyey Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tiirka Horumarinta Arrimaha bulshada

  Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyey Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tiirka Horumarinta Arrimaha bulshada...

Soomaaliya iyo Masar oo hishiish is-afgarad kala saxiixday

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif iyo Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar Dr Cumar Dalcat...

Dagaalo iyo Duqeymo Toos ah oo lagu dilay in kabadan 50 Al-shabaab ah oo ka dhacay gobolka Mudug

Inka badan konton khawaarij ah ayaa lagu dilay hawlgalka maanta ka dhacay deegaanka Miiroon oo hoos taga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, Ciidanka Qaranka...

Ciidanka xoogga dalka  ayaa inka badan konton khawaarij ah ku diley howgal maanta ka dhacay deegaanka miiroon ee gobalka mudug

Inka badan konton khawaarij ah ayaa lagu dilay hawlgalka maanta ka dhacay deegaanka Miiroon oo hoos taga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, Ciidanka Qaranka...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo maanta daahfurey mashruuca barwaaqo.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Mashruuca BARWAAQO oo xoogga saaraya horumarinta  bulshadda ku dhaqan...

Ugu Akhris Badan