Wararka

Ciidamada Israa’iil oo dilay afar Falastiin ah oo ay ku jirto haweeneey da’ ah.

Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yaraan afar Falastiini ah, tiro kalena way dhaawaceen,kadib matkii weerar hubeysan ay ku qaadeen magaalada Jenin, oo ku taal...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo sheegay inay guulo waa weyn ka gaareen siyaasadda arrimaha dibadda.

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Haruuse oo shalay si rasmi ah u furay shirka Hannaanka...

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa S/Guuto Sulub Axmed u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Golaha wasiirada Somalia oo Ganaraal Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Taliyaha cusub ayaa horay u ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Xukuumadda...

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo booqday Saafaradda Soomaaliya ee Masar.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo booqday Saafaradda Soomaaliya ee Masar. (Qahira, Masar – Janaayo 26, 2023) Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac...

  Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed  oo sheegey rasaastii laga maqley caasimada Mogadisho ay aheyd dabrid iyo carbis ay sameyeen cutubyo ka tirsan...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa uu dhamaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku sugan caasimmada Dalka ee Muqdisho la socodsiinaya in rasaastii  maanta...

Ugu Akhris Badan