Wararka Caalamka

Isbitaalka Magaalada Mekelle ee dalka Itoobiya oo daawooyinka ay ka sii dhamaanayaan Xilli dad faro badan oo dhaawac la keenayo wali.

Isbitaalka ugu weyn magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka Tigray  ee dalka itoobiya ayaa waxaa gabaabsi ka ah daawooyinka iyada isbitaalka  la keenay dhaawacyo badan. Isbitaalkan oo lagu...

Madaxweynaha Itoobiya oo Maanta lagu soo dhaweeyay Dalka Jabuuti+(SAWIRRO).

Madaxweynaha itoobiya haweeneyda lagu magacaabo Shale-Work Zewde ayaa maanta gaartay dalka Jabuuti halkaas oo ay uga bilaabatay booqosho rasmi ah oo labo maalmood ah. Waxaa...

Ciidanka Federaalka Itoobiya ayaa qabsaday Magaalada Mekelle ee xarunta Gobalka Tigreega dalk Itoobiya.le

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’isulwasaaraha itoobiya ayaa lagu sheegay In Mekelle ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidanka itoobiya taas...

Dowlada Itoobiya oo Hub ka dhax heshay Kaniisad ay Jabhada TPLF ku keysatay.

Ciidanka itoobiya ayaa sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray halkaas oo la sheegay in ciidanka TPLF...

Ciidamada Itoobiya oo ku sii siqaya xarunta gobalka Tigray ee Mekelle.

Saraakiisha Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in dhowr jiho ay guluf xoog leh uga qaadeen magaalada Mekelle ee xarunta Tigray. Jeneraal Hassan Ibrahim ayaa wakaaladda warar...

Ugu Akhris Badan