Wararka Caalamka

TPLF oo markale gantaalo ku riday Dalka Eritrea.

Qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Asmara Dekemehari, Gemehalo Nefasit ee dalka Eritrea. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay u muuqdeen weerar gantaalo ah oo dhanka TPLF...

Ciidanka itoobiya oo sheegay in 50km ay u jiraan Mekelle xarunta gobalka Tigray.

Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in dhowr jiho ay guluf xoog leh uga qaadeen magaalada Mekelle ee xarunta Tigray. Jeneraal Hassan Ibrahim ayaa wakaalada warar itoobiya...

Seynisyahankii ugu sareeyey Cilmiga Nuyukaleerka Iran Mohsen Fakhrizadah ayaa lagu dilay meel u dhaw caasimada Iran ee Tahran.

Mohsen Fakhrizadeh oo ah seynisyahankii ugu sareeyay barnaamijka horumarinta nukliyeerka Iran ayaa la dilay sida ay xaqiijisay wasaarada difaaca ee Iran. Dilka ayaa ka dhacay...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay ergo ka socotay Midowga Afrika.

Waxaa maanta magaalada Addis Ababa ku kulmay Ra’isulwasaaraha Itoobiya iyo ergada Midowga Afrika u xilsaartay sidii wada hadal loogu xalin lahaa colaadda ka jirta...

Sirdoonka Dowladaha Itoobiya iyo Isreal oo la sheegay in ay iska kaashanayaa la dagaalanka Aragagixisada.

Sirdoonka Itoobiya iyo kuwa Israel ayaa sheegay in ay iska kashanayaan arimaha amaanka iyo  la dagaalanka argagaxisada. Arintan ayaa waxaa ay ka danbeysay kadib markii...

Ugu Akhris Badan