Wararka Caalamka

Baarlamaanka Midawga Yurub oo ‘xasaanadda ka qaadaya laba mudane

BRUSSELS – Madaxweynaha Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa bilaabay hanaan degdeg ah oo la doonayo in xasaanadda lagaga xayuubiyo laba mudane oo ka tirsan baarlamaanka...

Xiisadda Kosovo iyo Serbia oo kasii dartay iyo Belgrade ‘oo heegan gelisay’ ciidankeeda

Ciidamada Serbia ayaa la geliyey “heegankii ugu sarreeyey,” waxaa sidaas sheegay Wasiirka Difaaca Milos Vucevic, isaga oo muujinaya xiriirka sii xumaanaya ee dalka ku...

Safiir ku xigeenka safaarada Soomaaliya ee dalka Jabuuti oo la kulmay safiirka Qatar ee dalka Jabuuti

Safiir ku xigeenka safaarada Soomaaliya ee dalka Jabuuti mudane Jabril Afyare ayaa la kulmay safiirka Qatar ee dalka Jabuuti Rashid bin Shafie. Safiir ku xigeenka...

Barafkii ugu xoogaa oo ku dhuftay Maraykan iyo Canada oo ay dad badan ku dhinteen

Dabeylaha barafka wata ee ka dhacaya dalalka Mareykanka iyo Canada ayaa la sheegay iney ku dhinteen ugu yaraan 60 qof. Dabeylaha ugu daran ayaa ku...

Mareykanka iyo Canada oo ay qabow ugu dhinteen ku dhawaad 38 qof

Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo...

Ugu Akhris Badan