Wararka Caalamka

Dowladda Mali oo xabsiga ka sii daysay tiro kamid ah ciidamada Ivory Coast.

Madaxa maamulka ku meel gaadhka ah ee Mali, Korneyl Asimi Guetta, ayaa cafis u fidiyay 49 Askari oo u dhashay Ivory Coast, kuwaas oo...

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Jamhuuriga oo ku guuleystay Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka

Hoggaamiyaha AqlabiyaddaXisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Koongareeska Kevin McCarthy, ayaa maanta oo Sabti ah, ku guuleystay madaxtinimada Aqalka Koongareeska Mareykanka, wareegii 15-aad ee cod bixinta. Kevin...

Ukraine oo diiday xabbad joojin uu Ruushku soo jeediyey

Xabbad joojin ku meel gaar ah oo ay Ruushku soo jeediyeen ayaa ka dhaqan galeysa haaatan furimaha hore ee Ukraine. Madaxweyne Putin ayaa amray 36...

Sacuudiga oo yeeshay gabadhii ugu horreeyay ee garsoore caalami ah

Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa Khamiistii magacaabay gabadhii ugu horreysay ee Sacuudiyaan ah ee noqota garsoore caalami ah, wax ka yar hal...

Xildhibaannada UK oo ammaankooda u cabsaday kadib markii ay kordheen weerarada tooreyda

Xildhibaannada UK oo ammaankooda u cabsaday kadib markii ay kordheen weerarada tooreyda. Qaar ka mid ah xubnaha Baarlamanka Britain ayaa ka hadlay welwelka ay ka...

Ugu Akhris Badan