Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka, Anthony Blinken, ayaa ku dhawaaqay in dublamaasiyadu ay tahay sida ugu wanaagsan ee lagu xallin karo qalalaasaha ka dhashay afgambigii...
Hogaamiyihii afgambiga Niger ayaa shaaca ka qaaday inuusan u hogaansami doonin cadaadiska uu ku doonayo inuu dib ugu soo celiyo madaxweynihii xilka laga tuuray...