Wararka Caalamka

Spain oo aqbashay Markab tahriibayaal wada oo Talyaanigu diiday

Dawladda Spain ayaa aqbashay in Dekadeheeda uu ku soo xirto Markab wada in ka badan 600 oo Tahriibayaal ah, kaas oo shalay Talyaaniga iyo...

Trump iyo Kim Jong-un oo ku kulmay Singapore

Madaxwaynaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong-un iyo dhigiisa dalka Maraykanka Donald J Trump ayaa yeeshay kulan taariikhi ah oo muddo la qorshaynayey,  kaas oo xalay ka...

Soomaaliya oo ka baxdey Liiska waddamada ugu amni darrada xun adduunka.

Warbixintaan oo sannadle ah ayaa lagu qiimeeyaa waddamada ugu amniga badan iyo tobanka dalk ee ugu  amni darrada badan caalamka,  sida ay baahiso Hey’adda...

Madaxda Masar iyo Ethiopia oo ku heshiiyey wadaagga biyaha wabiga Nile

Ra'iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa madaxwaynaha dalka Masar kala hadlay wadaagga biyaha wabiga Nile oo wadamo badan oo gobolka ah ay ka faa'iidaystaan. Dr Abiy...

Kim John-Un iyo Trump oo gaaray Singapore iyo Shir madaxeedka oo ka berri furmaya Sentosa.

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa gaaray wadanka Singapore halkaasi oo lagu wado in uu ka dhaco kulan madaxeedka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo...

Ugu Akhris Badan