Wararka Caalamka

Soomaaliya iyo Ethiopia oo iskaashigii ugu balaarnaa ka samaynaya dhinaca maalgashiga.

Muqdisho:- Waxay ahayd booqasho gaaban balse xambaarsan guulo wax ku ool, waxaana madaxda labada wadan ay ay fureen baal cusub,  marka la eego miisaanka...

Maxkamadda ICC oo sii daysay Jean Pierre Bembe oo dembiyo dagaal loo haystay

Garsooreyaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ICC ayaa amar ku bixiyey in xabsiga laga sii daayo Mr. Jean-Pierre Bemba oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii...

R/Wasaaraha Talyaaniga oo jawaab ka bixiyay cambaareeyn Faransiiska uga timid “Sawirro”

R/Wasaaraha dalka Talyaaniga, Giuseppe Conte, oo ka hadlay cambaareeyn dhowaan ka soo yeertay Madaxweynaha Faransiiska Emmannuel Macron kaasi oo si kulul u dhaleeceeyay Talyaaniga...

Trump iyo Kim oo Singapore si horudhac ah ugu gaaray heshiis weji fur ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un talaadada maanta ah ku kulmay dalka Singapore. Kulanka labada nin ayaa aad loo hadal hayey,...

Spain oo aqbashay Markab tahriibayaal wada oo Talyaanigu diiday

Dawladda Spain ayaa aqbashay in Dekadeheeda uu ku soo xirto Markab wada in ka badan 600 oo Tahriibayaal ah, kaas oo shalay Talyaaniga iyo...

Ugu Akhris Badan