Dhaqdhaqaaqa Marin-Biyoodka Bosfoor oo hakad galay

Date:

Dhaqdhaqaaqa maraakiibta ee marin-biyoodka Bospfor ee Turkiga ayaa istaagay saaka oo Arbaca ah, ka dib markii Markab halkaasi maray ay soo wajahday Cilad dhanka mashiinka ah, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.

Sida lagu sheegay warbixintan ay daabacday wakaaladda, markab laga leeyahay dalka Liberia oo lagu magacaabo “Guanyin” oo marayay marin biyoodkan ayay qabsatay cilad xagga matoorka ah, kaasi oo ku jabay Albaabka waqooyi ee marin-biyoodka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS “Dastuurka dhaqangalkiisa waa bilowday, dhowaana waa la kala sarayaa Baarlamaanka iyo XFS.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE WASAARADDA DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...