Wararka Caalamka

Daraasiin dad ah oo Kooxda Arxanka daran B.Haram dishay.

Muqdisho (sntv) Ugu yaraan 31 qof ayaa lagu dilay labo weerar oo is-miidaamin ah kaasi oo ay kooxda Boko Haram ku qaaday deegaanka waqooyi bari...

Ciidamada Haftar oo weeraray meelihii lagala wareegay ee Ras Lanuf & Al-Sidra ee keydinta saliidda Libya

Muqdisho (sntv) Ciidamada iskood isagu magacaabay kuwa Qaranka ee Libya ee loo soo gaabiyo LNA) oo daacadda u ah Jeneraalka Mucaaradka ah ee Khalifa Haftar. Ciidamada...

Xaaska Madaxweynihii hore ee Jorge W/Bush oo cambaareysay Siyaasadda Trump

Laura Bush oo ah marwadii koowaad ee madaxweynihii hore ee Jorge W Bush,ayaa dhaleeceysay qorshaha Mr.Trump ee ku aaadan siyaasadda muranka dhalisay ee lagu...

Howlgal lagu baadi goobayo rag ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo ka socda Gobolka Waqooyi bari Kenya

Muqdisho(SNTV);- Ciidamada Booliska Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa baadi goob ugu jira rag ka tirsan Kooxda argagixisada Al-Shabaab,kuwaasi oo baxsaday ka dib weerar ay...

Markabkii siday Muhaajiriinta Afrika oo ku xirtay Spain

Muqdisho (SNTV)- Dufacadii u horeysay oo ka tirsan boqolaal Muhaajiriin ah ayaa gaaray Spain, kuwaasi oo laga soo badbaadiyay badda dhexe, kadib markii Talyaaniga...

Ugu Akhris Badan