Maraykanka oo Iiraan u fasaxay Lacago ka xayirnaa

Date:

Dawladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabo uu ku doonaya in lagu sii daayo muwaadin u dhashay Maraykanka kuwaas oo ku xiran dowladda Iiraan.

Xukuumadda Washington ayaa u ogolaatay in dalka Iiraan loo fasaxo lacag dhana $6 billion oo kaga xannibneed dalka Koonfurta Kuuriyada, Lacagtaasi oo la xannibay ka dib markii uu Maraykanku cunaqabatayn dhaqaale ku soo rogay dalka Iiraan.

Xoghayaha arrimaha debedda Maraykanka Antony Blinken, ayaa toddobaadkii hore saxiixay, amarka lagu fasaxayo lacagtaas, bil ka dib markii masuuliyiin ka kala socota Maraykanka iyo Iiraan, ay ku heshiiyeen arrintan is dhaafiga ah.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

TALIYAHA CIIDANKA XDS OO SHIR GUDDOOMIYAY SHIRKA SUBAXLAHA EE TALISKA GUUD EE CIIDANKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar Casho Sharaf ugu Sameeyay Saxafiyiinta iyo Hobollada Qaranka Waaberi

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe),...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...