Wararka Caalamka

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan isdhaafsi dhul safaaradeed

Istanbul (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay Istanbul kula saxiixday heshiis dhiggiisa Turkiga Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Heshiiskan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ku tilmaamay Ra’iisul wasaaraha New Zealand hoggaamiye fariid ah

Istanbu (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay falcelinta Xukuumadda New Zealand...

Shir looga hadlayo Islaam nacaybka oo Maanta ka furmaya Dalka Turkiga

Ankara-(SNTV)-Dowladda Turkiga ayaa Waddamada ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ugu baaqday kulan deg-deg ah oo ka dhici doona Maanta Magaalada Istambuul ee...

Muslimiintii lagu laayay New Zealand oo Maanta la aasay

Wellington-(SNTV)- Waxaa Maanta oo Jimca ah la aasay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Todobaad ka hor lagu laayay Laba Masjid oo ku yaalla Magaalada Christchurch...

Tirada Muslimiin lagu dhex dilay Masjid New Zealand ku yaallo oo korortay

Wellington-(SNTV)-Ugu yaraan 49 Qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo culus , markii ay Dableey Hubeysani weerar ku qaadday Laba Masjid...

Ugu Akhris Badan