Wararka Caalamka

Madaxweynaha Jabuuti oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalkuba uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd eek u timid Guddoomiyehii Gobolka Banaadir, Marxuum,...

Madaxweyne Farmaajo oo casho lagu maamusayo 1-da Luulyo u sameeyay diblomaasiyiinta shisheeye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada casho sharaf lagu maamusayo toddobaadka xorriyadda ugu sameeyay diblomaasiyiinta iyo danjirayaasha dalalka aan saaxiibbada...

Qaraxyo Mataano ah Oo  Ka dhacay Magaalada Tuunis ee Dalka Tuniisiya

Tunis (SNTV) Qaraxa koowaad ee ka dhacay magaalada Tuunis ayaa lala beegsaday gaari Boolis   waxaana ku dhintay sarkaal boolis ah halka sarkaal boolis ah...

R/Wasaare Ku-xigeen Mahdi oo Shiinaha Uga Qayb Galay Shirka Ganacsiga & Dhaqaalaha ee Shiinaha iyo Afrika

Hunnan (SNTV)—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa gobalka Hunnan ee dalka Shiinaha uga qayb gelay munaasabadda daah-furka dhoofinta ganacsiga iyo...

Baarlamaanka Carabta oo Kenya ugu baaqay in ay Faraha kala baxdo Biyaha Soomaaliya

Qaahira-(SNTV)-Bayaan kasoo baxay kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Carabta oo lagu qabtay Magaalada Qaahira ayaa laga soo saaray baaq ku aaddan in Biyaha Soomaaliya ay...

Ugu Akhris Badan