Wararka Caalamka

Madaxweynaha Dowladda Falastiin oo Ku hanjabay inuu Ka bixi doona Heshiisyadii Ay Israa’iil la Galeen

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku hanjabay inuu ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Isra’iil, haddii uu Benyamiin Netanyahu uu oofiyo balanqaadkiisii ahaa inuu...

Soomaaliya oo Wareejisay Hoggaanka Shirka Golaha W/A/Dibedda Jaamacadda Carabta

Qaahira:-Wasiirka arrimaha Dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa Shalay wareejiyey hoggaanka shirka golaha Wasiirrada arrimaha dibedda ee Jaamacadda Carabta. Wasiir cawad, oo Guddoominayay shirka Wasiirrada...

Madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mogabe oo geeriyooday

War ay shaacisay Dowladda Zimbabwe ayaa sheegay in uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee Dalkaasi, Mr; Robert Mugabe, kaasi oo in muddo ah xanuunsanayay,eheladiisa ayaa...

Maxkamada caalamiga ah ee ICJ oo 2 bil ah dib u dhigtay dhageysiga Dacwadda Soomaaliya iyo Kenya

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Cali Fiqi ayaa sheegay in Maxkamada caalamiga ah ee ICJ ay dib u dhigtay mudo laba bilood ah...

Wafdi heer sare ah kana socda QM iyo Bankiga Adduunka oo kusoo wajahan Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 12-ka Bishan uu Muqdisho soo gaari doono wafdi...

Ugu Akhris Badan