Wararka Caalamka

Danjiraha Somalia ee dalka Sudan oo waraaqaha laga guddoomay.Sawirro”

Danjire Maxamed Isxaaq ibraahim ayaa maanta si ramsi ah Warqadihiisa aqoonsiga Safiirnimo ku wareejiyay Gomoomiyaha Golaha Siyaadada Qaranka Dalka Suudaan Cabdi Fitaax Al- Burhaan,...

Madaxweynihii Hore ee K/Afrika Jacob Zuma Oo Wajahaya Maxkamad

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa markii ugu horeysay la filayaa in maxkamad la soo taago, iyadoo loo heysto in ka...

Norway oo Soomaaliya siineysa deyn gaareysa $353 Milyan

War saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Norway ayaa lagu sheegay in ay Dowladdoodu Soomaaliya siin doonto deyn gaareyso 3,1 bilyan...

Akhriso: Nuxurka Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Madashada Iskaashiga Soomaaliya.

1-Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamku waxay 1dii iyo 2dii bishan Octoobar 2019 kulan ku qaateen magaalada Muqdisho, kulankaasoo ka mid ahaa kulamadii Madasha Iskaashiga Soomaaliya...

Soomaaliya oo ka qayb gashay wejiga afaraad ee shirka deyn cafinta.

Wasiirka Maaliya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wadahadalka deyn...

Ugu Akhris Badan