Wararka Caalamka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka: “ICJ waa markii ugu dambeysay ee dacwadda ay dib u dhigeyso.

Maxkamadda Caddaaladda adduunka ee ICJ ayaa dacwaddii badda Soomaaliya ayaa go’aamisay in dacwadda la qaadi doono 8 -12-ka June ee 2020. Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo shir uga qeybgalaya Washington.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa safar shaqo ugu baxay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha...

Wasiirka Warfaafinta Qaranka oo xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Dhigiisa Jabuuti iyo wafdi uu hugaaminyay.

Wasiirka warfaafinta Qaranka Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} ayaa xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ridwaan Cabdillaahi Bahdoon oo...

Danjiraha Somalia ee dalka Sudan oo waraaqaha laga guddoomay.Sawirro”

Danjire Maxamed Isxaaq ibraahim ayaa maanta si ramsi ah Warqadihiisa aqoonsiga Safiirnimo ku wareejiyay Gomoomiyaha Golaha Siyaadada Qaranka Dalka Suudaan Cabdi Fitaax Al- Burhaan,...

Madaxweynihii Hore ee K/Afrika Jacob Zuma Oo Wajahaya Maxkamad

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa markii ugu horeysay la filayaa in maxkamad la soo taago, iyadoo loo heysto in ka...

Ugu Akhris Badan