Sawiro

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la dar-daarmay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Balli-doogle

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirro, Xildhibaano...

Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka Qadar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Caawa si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Doha ee Dalka Qadar, Kadib...

Munaasabadda Sanad-guurada 15aad Ee Aas-aaska Bogga Jowhar.com

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay sanadguurada 15aad ee ka soo wareegatay aasaaska shabakada warbaahinta ee jowhar.com ayaa xalay lagu qabtay...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK

Madaxwayana Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa kulan xog waraysi ah la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK . Kulanka...

Madaxweynaha oo ka qeyb galay shir looga hadlayay doorka Qurbo joogta ee Dalka

Shirkan oo hore dhac u ahaa shirweynaha caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya oo maalinka beri ah ka furmaya magaalada London waxaa looga hadlay doorka...

Ugu Akhris Badan