Sawiro

R/wasaaraha XFS oo Boqolaal Shacab ah kula damaashaaday Beerta Nabadda

Ra'iisul Wasaraha xukumadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan cali kheyre ayaa galabta boqol Shacab ah kula  jemcaystay beerta nabad oo ka mid ah goobaha dalxiisa...

Shir loo qabtay xildhibaanada haweenka ah ee Soomaaliya

Ujeedada shirkan loo qabtay haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ah ka qeybgalka siyaasadda dalka ee haweenka, waxaana soo qaban qaabiysay...

Gudoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loo magacaabay.

Digreeto  Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Gobolka Banaadir Waxaana loo...

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Hanaanka shaqo ee qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda

Muqdisho, Abriil 18.2017——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha, isaga oo kormeeray...

Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika oo la sagootiyay

Xildhibaanno, mas’uuliyiinta xiriirkada kala duwan ee cayaaraha ayaa maanta sagootiyay Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika Axmed Axmed, kaasi oo...

Ugu Akhris Badan