Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Addis Ababa uga qeyb galaya shir Madaxeedka Midowga Afrika

Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Addis Ababa uga qayb galaya dhir madaxeedka Midowga Africa oo sanadkaan diirada lagu saarayo horumarinta Dhallinyaradda...

Ra’iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyey kulanka guddiga Amniga Badaha.

Muqdisho, 28 June 2017----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo looga...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay dalalka martigeliya qaxootiga in ay siiyaan adeegyo lamid ah kuwa ay dadkooda helaan

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa ku baaqay in qaxootiga...

Maxkamadda ciidanka Qalabka Sida oo Dignin u jeedisay ilaalada baabuurta saaran

Maxkamadda Darada Koobaad ee ciidammada Qalabka sida ayaa Digniin u jeedisay Ilaalada saaran Baabuurta Waddooyinka caasimadda Mara kuwaas oo ay cabashooyin adag ka soo...

RW Khayre oo kula la dar-daarmay Maamulka Gobolka Benadir adkeynta Amniga Caasimadda

Muqdisho, 21 June 2017 –Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galey kulan Todobaad la ah oo ay iskugu yimaadaan...

Ugu Akhris Badan