Sawiro

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Muqdisho ka Furmay

Muqdisho, 5ta Luulyo 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo muddo labo maalmood ah ka...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo madax kala duwan la kulmay

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo Soomaaliya ugu qeybgalay shir madaxeedka midowga Afrika ayaa kulan la yeeshey mas’uuliyiin kala duwan...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo booqday kaydadka mucaawinooyinka raashinka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay waheliyaan Wasiirka Cadaalada Xasan Xuseeen Xaaji, Wasiir ku-xigeenka...

Wasiir Bayle ”Bil walba inaan shacabka u gudbino horusocodka W. Maaliyadda waxay qayb ka tahay barnaamijka daahfurnanta Dowladda”

Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa saxaafada uga warbixiyey barnaamijkii bilaha ahaa ee Wasaaradda Maaliyadda, kaas oo looga hadlo waxyaalaha u qabsoomay...

Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay Gothenburg ee dalka Sweden

Cayaar lagu maamuusayay munaasabadda 1-da Luulyo ayaa lagu qabtay caasimada labaad dalka Sweden ee Gothenburg. Cayaarta ayaa waxaa u soo daawasho tegay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...

Ugu Akhris Badan