Sawiro

Qado Sharaftii Kismaayo loogu sameeyey Golaha Wasiiradda Dowladda Federaalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Khayre iyo xubnaha golaha Wasiirada ee ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha...

Qarax Khasaaro gaystay oo ka dhacay Shiinka Dheer

Qarax Gaari ayaa ka dhacay deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Saraakiisha Booliska ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Gaari laga...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Booqashada Kismaayo waxay muujinayaa midnimo iyo in dawladdu ay diyaar u tahay inuu la xisaabtamo shacabkeedu”

Kismaayo 12, July 2017…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre yo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka...

Mareykanka: Xaflad loo qabtay arday dhameysatay Waxbarashada Dugsiyada sare

Sanad walba xilligan oo kale waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu tala galay ardayda dhammaysatay dugsiyada Sare iyo kulliyadaha...

Maleeshiyaad Shabaab ah oo duleedka Kismaayo lagu Xasuuqay (Daawo Muuqaal)

Ciidanka Jubbaland ayaa maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku laayay deegaanka Lugloow oo dhinaca Waqooyi magaalada Kismaayo ka xiga qiyaastii 17-KM. Saraakiisha Jubbaland ayaa warbaahinta u...

Ugu Akhris Badan