Sawiro

Madaxweyne Hassan sheikh oo caawa qaabilay Safiirka Imaaraadka carabta ee soomaaliya.

Safiirka dowladda Imaaraadka carabta ayaa kulan la qaatay caawa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya Hassan Sheikh Maxamuud. Safiirka ayaa mudane madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud ugu hambalyeeyay...

Ciidanka Xogga Dalka oo burburiyay mid kamid ah maxkamad beenaadyada ugu weyn kooxda Argagixisada ay ku lahaayeen Gobolka Baay .

Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Baay ku burburiyay mid kamid ah maxkamad...

Tababarka dib u howl-gelinta Maktabadda Qaranka oo Muqdisho ka furmay “SAWIRRO”

Waxaa maanta ka furmay xafiiska Maktabadda Qaranka Soomaaliyeed tababar ku aaddan hawl-gelinta Maktabadda Qaranka. Tababarka ayaa lagu baran doonaa aqoonta iyo hawlaha lama huraanka...

Sawirro: Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta oo tababar u soo xiray 10 Weriye

Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaalle ayaa soo xiray tababar maalmahaan u socday qaar ka mid ah...

Shir Muqdisho uga furmay guddi kasoo shaqeynaya ka bixitaanka AMISOM ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay Guddi Farsamo oo ka kala Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga...

Ugu Akhris Badan