Sawiro

Sawirro: Shir gaar ah oo Garowe uga furmay wasiirrada waxbarashada DF iyo D/Goboleedyada

Wasiirka waxbarashada xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ka furay shirka wasaaradaha waxbarashada dowladda federalka, dawlad goboleedyada iyo...

Sawirro: Cutubkii u horeeyay gabdho kamid noqonaya Haramcad oo tababar loogu qaaday Turkiga

Waxaa galabta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga dhoofiyey cutubkii ugu horeeyay ee gabdho kamid noqonaya ciidanka booliska sida gaarka ah u tababaran...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo la kulmay Madaxa Amisom iyo Wakiilka Midowga Afrika

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa la kulmay Madaxa Amisom iyo Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha midowga Afrika Ambassador Francisco...

Shaaqalaha Wasaaradda Waxbarashada oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Agaasimaha Shaqada, Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarshadda, Hiidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa tababar u soo xiray shaqaale ka tirsan...

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Muqdisho.(SNTV):- Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka ay gacanta ku dhigeen nin Miino aasayay, xilli ciidamadu...

Ugu Akhris Badan