Maqaalo

(Akhriso) Taariikh Nololeedka Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Muqdisho (SONNA) Jeneral Cabdiweli Jaamac Gorod waxa uu ku dhashay magaaladda Muqdisho sanadkii 1950-kii, Iskuulka hoose dhexe waxa uu ka dhigtay dugsiga  Macalin Jaamac,...

 khilaaf kasta waxaa xal u ah Iskaashi iyo wada shaqeyn.

  Wada shaqeyn iyo iskaashi  oo la micno ah wax wada qabsi waxaa la gaari karaa marka la helo hogaamiyaal bulsho mideysan oo u diyaar...

Dr. Cabdulkadir Cali Bolay”Maalinta Calanka 12 Octoober”

Muqdisho (SONNA) Waxaan hambalyo iyo boogaadinba halkaani ugu soo gudbinayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan maanta oo ah sanad guuradii 63aad...

FAALLO:Saldhig Milatari oo Mustaqbalka loo aayi-doono!!!

Muqdisho(SONNA)--Xiriirka Turkiga-Soomaaliya waa xiriir diblomaasi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga. Xiriirkaan oo ah mid taariikhdiisa fogtahay ayaa waxa aan ku soo xasuusan karnaa...

Danteennu waxay ku jirtaa in loo qumo dhismaha dalka. 

Waxaa xaqiiqi ah in Marxalad ama xaalad kasta oo aadaanuhu ku soo biiro dunidaan uu xambaarsan yahay ama huwan yahay waajibaad Qaran oo  la...

Ugu Akhris Badan