Maqaalo

Beegsiga Horjoogayaasha Alshabaab Waa dabar Go’ooda.

Muqdisho (SONNA) Kooxda Alshabaab oo ah koox ka inxiraaftay Diinta Islaamka iskana dhaadhicisay in ay kaligood Muslim yihiin, Soomaalida kalana u haysata dad gaalo...

Miisaaniyaddu waa muraayadda laga daawado waxqabadka dowladda.

In la diyaariyo miisaaniyad ,isla markaana la cadeeyo qorshayaasha ku talagal ee lagu saleeyay lacagahaasi waa qaabka lagu yaqaan nidaam dowladnimo ee ku dhisan...

WARBIXIN:- Gulufka Ciidamada Qaranka Iyo Firxadka Alshabaab!!

Muqdisho(SONNA):--in badan ayaa la sugayaayey in maalin uun la arko iyada oo lagu dhiiran karo wax ka sheegga foolxumooyinka ay sameeyaan Argagixisada Alshabaab, in...

WARBIXIN:-Maxaa sabab u ah qaraxyada ku soo laa laabtay Muqdisho

Muqdisho(SONNA)--Muqdisho (Af-Taliyaani: Mogadiscio, Carabi: مقديشو, Xamar, Carabi: حَمَر) waa caasimada Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya, waxa ayna ku taalaa galbeedka Badweynta Hindiya, waa magaalo qurux badan...

Waa dhammaadka jiritaanka Argagixisada iyo billowga Midnimada Ummadda Soomaaliyeed (Warbixin)

Muqdisho (SONNA), Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa si dar dar leh u wada howlgalada la doonayo in deegaanada fara ku tiriska ah ee...

Ugu Akhris Badan