XULASHADA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Shiinaha.

Beijing(SNTV) :- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay caasimadda Bakiin Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo booqday Hey’adda Iskaashatada dhismaha ee Shiinaha

Beijing(SNTV):– Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay booqday Hey’adda Iskaashatada dhismaha ee Shiinaha, waxaana...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qabatay Madal ku saabsan Heshiisyadii Baydhabo

Muqdisho  (SNTV), Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu heleen in looga jawaabo su’aalaha ku...

Wasiir Beylah “Dakhliga Dalka ilaa iyo 58% ayaan Daboolnay”

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi raxmaan Ducaale Beylah ayaa Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu faahfaahiyay waxyaabihii u qabsoomay...

Maamulka gobalka Benaadir oo garoonka ka hir geliyay xarun laga helo adeegyada dowladda hoose.

Muqdisho (SNTV)-Maamulka gobolka Banaadir oo mudooyinkii danbe xooga saareysay sidii bulshada caasimadda kunool ay u heli lahaayeen adeegyada ay dowlada hoose bixiso iyagoo jooga...

Ugu Akhris Badan