XULASHADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Furay kalfadhiga 5-aad ee golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed

Baydhabo (SNTV)- Xafladda Furitaanka kalfadhiga 5-aad ee golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, ayaa waxaa Ka qeyb galay Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna gudoomiyaha...

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay Geerida Marxuumad Bishaaro Aadan

Muqdisho(SNTV);- Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay, Bishaaro Aadan Yuusuf oo ah Hooyada dhashay Marwada dalka Saynab Cabdi Macalin, oo xannuun...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Belgium

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyey Taliyaha hoggaanka baarista Dambi baarista ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo sii deysay sarkaal xigeen loo heystay dilka askari.

Muqdisho (SNTV)-Ciidamamada Danabad oo ah kuwa si gaar ah u fuliyay howlgallada lagula dagaalamayo maleeshiyada Nabad-diidka ah ee Alshabaab ayaa iyaga oo fulinaya mid...

Dowladda Turkiga oo cambaaraysay qaraxyadii Shalay ka dhacay Muqdisho

Ankara-(SNTV)-War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Turkiga ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee Shalay lala eegtay xarunta wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga...

Ugu Akhris Badan