Koonfur Galbeed

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Muuse Maxamed  Axmed

Muqdisho (SNTV)- Muuse Maxamed  Axmed ayaa loo heysta kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab iyo farsameynta agabka qarxa sida Bom F1. Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Guutada...

Taliyaha Ciidanka dhulka oo Booqday difaacyada dagaalka ee Gobolka Shabeellada Hoose+Sawirro.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo waxa uu ku tagay Difaacyada Ciidanka xoogga dalka ay ku...

Maxkamadaa ciidamada qeybta 60-aad oo dhageysatay dacwad loo heysto eedeysane al-Shabaab ah.

Maxakamadda darajada 1-aad ee    CQS    ee ciidamada qeybteeda 60-aad ayaa Maanta u fariisatay dacwad ciqaabeed loo heysto eedaysane Siid Cali Suurad Macalin...

Shirka Maamulada gobolada iyo degmooyinka K/galbeed oo lagu soo gabagabeeyey Magaalda Beydhabo

Shirkan oo muddo todobaad ah ka socdey magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa waxaa loo qabtey  Mas'uuliyiinta maamulada gobalada iyo degmooyinka koonfur galbeed...

Wafdiga guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo gaaray Magaalada Baydhabo.

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo uu qayb ka yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga...

Ugu Akhris Badan