Golaha Shacabka

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?

Muqdisho(SNTV):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay yeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ahaa kaas oo goordhaw ka furmayo...

Kulanka Baarlamaanka oo maanta looga dooday labo Hindisi Sharciyeed

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 12-aad ee Golaha Shacabka...

Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamuladda Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS, Ayaa kulan ku yeeshay. Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa.

Waxaana shir guddoominaayay Kusimaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (nuur Afeey) waxaana goobjoog ahaa xubnaha gudiga. Ajendaha kulanku wuxuu ahaa Is-xogwareysi...

Gudoonka labada Gole oo kulan wadatashi ah la Qaatay Golayaasha Xeerdajinta Dowlad Goboleedyada Dalka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare, Miudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur {Madoobe} oo ay wehliyaan ku xigeennada labada gole...

Guddigga Difaaca Golaha Shacabka BJFS oo war saxaafadeed ka soo saaray dagaalka ka socda dalka ee la gula jiro Kooxda nabad-diidka ee Al-Shabaab

Guddigga Difaaca Golaha Shacabka BJFS ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalka ka socda dalka ee la gula jiro kooxda nabad-diidka ee Al-Shabaab. Guddigga ayaa...

Ugu Akhris Badan