Golaha Shacabka

Hadal-jeedinta Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga XFS ee Golaha Shacabka

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka...

Dr. Maxamed Sheekh Axmed Maxamed oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka

Dr. Xildhibaan Maxamed Sheekh Axmed Maxamed ayaa ku guuleystay Kursiga tirsigiisu yahay GSH#086 oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho. Xildhibaanka guuleystay ayaa waxaa kursiga...

Xoghayaha guud ee golaha shacabka oo ka mid noqday guddiga fulinta Midowga Xoghayayaasha Baarlamaannada Carabta

Xoghayaha guud ee Golaha Shcabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) oo loo doortay Guddiga fulinta Midowga xog-hayayaasha Baarlamannada Dowladaha xubnaha ka ah...

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 20-aad ee Golaha Shacabka BJFS

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 20-aad ee Golaha Shacabka BJFS Oo Ajandihiisu ahaa; 1)Akhrinta...

Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay Hindise sharciyeedyada NISA iyo kan Korontada Dalka

Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan  kuleh Xarunta Villa Hargeysa yaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka...

Ugu Akhris Badan