Golaha Shacabka

Gudoomiye sheekh Aadan oo shir gudoomiyey kalfadhiga labaad kulankiisa 27-aad ee golaha shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 27-aad oo ajandihiisu ahaa: 1-Akhrinta...

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka dhowrista xogta,

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka dhowrista xogta, waxaana ogolaatay 143-xildhibaan oo ka dhigay dhamaan mudanayaashii maanta soo xaadiray kulanka.

Kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa hada furmay

Kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa hada furmay, wuxuuna ajendaha kulanka maanta yahay marsiinta akhrinta 3-aad iyo u codeynta hindise sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada, akhrinta...

Guddiga Warfaafinta ee golaha shacabka BFS oo maanta ka dooday hindise sharciyeedka Dhowrista xogta

Guddiga Warfaafinta,wacyi gelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan uu shir guddoominayay Guddoomiyaha guddiga Xildhibaan, Maxamuud Cabdulqaadir...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Ciraaq, waxaana ku...

Ugu Akhris Badan