Golaha Shacabka

DEG DEG: Tartankii Doorashadii madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay.

Waxaa gordhaw ka bilaabatay  Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho doorashadda xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartami doonaan ilaa dhowr musharrax kuwaas Oo gaaraya...

TOOS: DAAWO doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayaan in ka badan...

RW Rooble oo madaxda DG ka codsaday in qabashada doorashada BF aysan la dhaafin bil

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu soo dhaweeyey iclaamintii doorashada 11 kursi oo laga soo dooranayo deegaanada...

Daawo: Guddiga doorashada heer federaal oo soo saaray jadwal cusub oo doorasho

Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kaas lagu kala cadeeyey goorta lasoo gabagabeynayo doorashada Aqalka...

Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Madaxabanaan ee la dagaallanka musuq maasuqa+(SAWIRRO).

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad kulankiisa 6-aad ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka...

Ugu Akhris Badan