Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo kulan mahad celin ah u sameeyey Saraakisha Booliska.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan mahad celin ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka...

Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka soomali iyo madaxweyne Hassan sheikh maxamuud oo maanta kulmay.

Muqdisho, May 16, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha...

Tirinta codadka wareegga labaad ayaa bilaabatay

Waxaa hadda soo idlaaday wareegii labaad ee doorashada Madaxweynaha 10aad ee JFS, asiga oo codeeyay Xildhibaankii ugu dambeeyay oo ah Hassan Sheikh Mohamud oo...

Musharixiinta u gudbay Wareeggii labaad ee doorashada  madaxweynaha dalka oo la shaaciyey.

Waaxaa soo gabagabowday wareeggii kobaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya waxaana wareegga labaad u gudbaya musharixiinta kala ah. Maxamed abdullaahi farmaajo Saciid Abdulahi dani Hassan...

wareeggii kobaad ee doorashada oo soo gabagaboobday iyo tirinta codadka oo socta.

Waxaa lasoo gabagabeeyey wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha, kadib markii ay codeeyeen 328 mudane. Waxaa goor dhow bilaabanaya tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaannada Baarlamaanka federaalka...

Ugu Akhris Badan