Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socota Hay’adda Naafada Qaranka .

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay masuuliyiin ka socota Hay'adda Naafada Qaranka oo uu...

SAWIRRO:Guddoonka Golaha shacabka oo shahaado sharaf gudoonsiiyey Guddoomiyihii guddiga Amniga Doorashooyinka.

Guddoonka golaha shacabka BJFS  ayaa shahaado Sharaf guddoonsiiyay Guddoomiyihii guddiga Amniga Doorashooyinka ahna Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo Taliyaha...

Gudoomiyaha Golaha shacabka oo shacabka soomaliyed ugu baaqay in la garab istaago walaalihii ku hanti beelay dabkii xalay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) wuxuu xalay ganacsatada Soomaaliyeed la wadaagayaa tiiraanyada iyo walaaciisa ku aaddan qasaaraha hantiyeed ee...

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA QARAN GURMADKA ABAARAHA.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddomiyaha kala...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo maanta kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed .

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed . Kulankaan...

Ugu Akhris Badan